Our Mission
Hadafkayagu waa in aan kor u qaadno fahamka sharciga, cadaaladda, iyo hufnaanta garsoorka iyo In aan kordhinno aqoonta sharciga ee bulshada annaga oo soo bandhigayna agab cad, sax ah, oo xiiso leh.
Somali Law Academy waa madal e-waxbarasho sharciyeed online ah oo bixisa koorsooyin, diplomooyin, iyo tababaro xirfadeed si loo kobciyo aqoonta iyo xirfadda ardayda, qareenada iyo xirfadlayaasha sharciga ee mustaqbalka dhow.